Ana Montes- oo kamid aheyd basaasiintii ugu caansanaa dagaalkii qaboobaa ee uu qabtay Mareykanka ayaa laga sii daayay xabsiga kadib 20 sano ay ku xirneyd halkaas.

Haweeneydan 65 jirka ah ayaa ku dhawaad 20 sano basaas u aheyd Cuba iyadoo aheyd falanqeeya ka tirsan waaxda gaashaandhigga.

Kadib markii la xiray sanadkii 2001-dii, saraakiisha waxay sheegeen in haweeneyda ay qarkau saarneyd in gebi ahaanba ay kashifto howlgallada sirdoonka Mareykanka ay ka wadeen jasiiraddaas.

Mid kamid ah saraakiisha ayaa Ana Montes ku sheegay mid kamid ah ‘basaasintii waxyeellada ugu badan geystay’ ee uu qabtay Mareykanka

Office Nairobi Kenya

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here