Waxaa si xowli ah dalka Mareykanka uga socda tallaalka cudurka Covid19, iyadoo ilaa hadda la tallaalay in ka badan 180 Milyan oo qof.

waxaana dadka ugu badan ee la tallaalay ka mid ah shaqaaha caafimaadka, dadka da’da ah iyo shaqaalaha howlaha muhiimka bulshada u haya.

Talaalku wuxuu meelo badan oo dalkan ah u furan yahay qof walba, iyadoo sidoo kale la geeyay masaajidada iyo xarumaha bulshada. Hadaba side Soomaalida dalkan uga
faa’iideysaneysaa fursadan?

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here