Gaza (dayniiile.com)-Waxaa Caawa duqeymo xad ka bax lagu garaacayaa Marinkla Gaza gaar ahaan dhanka Waqooyi ee Magaaladaasi.

TV-ga Al-Jazeera ayaa xiligaan tabinaya sida banooniga duqeymaha arxan darada ah ee caawa Yuhuudu ku heyso dadka shacabka ah ee Muslimiintaah.

Advertisement

Tv-ga ayaa caawa warinaya in Isra’iil duqeymaha u adeegsatay caawa hub dunida laga mamnuucay oo qaatar.

Magaalada oo aan laheyn wax koronto ah ayaa hadana waxaa iftiiminaya duqeymaha yuhuudu ku heyso Falastiin.

Ra’iisulwasaaraha Yuhuuda ayaa ku hanjbay inay duqeymaha wadi doonaan ilaa iyo inta ay xoog ku soo deysanayaan maxaabiista Xamaas ay ka heystaan.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

No description available.

Previous articleBeesha Cayr oo balan qaaday inay soo qaban doonaan kuwii dilka ka gaytay dhuusa-mareeb
Next articleMacawisley aagag cusub ka saartay Alshabaab+Sawirro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here