Soomaliya maanta: Dagaal Ooge ina FARMAAJO oo si bareer ah u burburinaya dalka Somaliya.

Waxa uu Prof Maxamed Shiikh Cismaan Jawaarey ka hor istaagay in uu tartamo, waxa uuna taageeray Yasin Farey in la soo xusho inkasta oo xeer hoosaadka doorashada dalka Somaliya uu u diidayo shaqaalaha rayidka saraakiisaha in aysan u tartamin xafiis dowladeed iyaga oo aan is casilin.

Farey ayaa ku tartamay isaga oo aan is casilin.

Waxaa hubanti ah in dalka Somaliya uu geliyey dagaal Farmaajo. Natiijada dagaalka dhacaya ka dhalata isaga dusha saaranaya.

Xaaladda Doorashada Dalka halkan ka soco www.dayniile.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here