Markab ay leeyihiin Ciidamada Badda ee Mareykanka ayaa gaaray biyaha Suudaan. Markabka oo ah nooca gaaf- wareegga xeebaha ayaa loogu talo galay innuu ilaaliyo badda cas.

Tobannaan sano ka hor ayaa markab Mareykanka laga leeyahay ugu dambeysay biyaha Suudaan. Mareykanka ayaa doonaya innuu xoojiyo ciidamadda badda ee Suudaan.

Imaatinka Mareykanka ee Suudaan ayaa kusoo beegmaya xilli Ruushka iyo Suudaan ay kala saxeexdeen heshiis bishii December ee sannadkii hore – kaas oo u ogalaanaya Moscow inay saldhig ka samaysato biyaha Suudaan.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here