HomeWarkiiMarkab Shidaalka qaada oo laga leeyahay Imaaraadka oo Biyaha Yemen laga qafaashay...

Markab Shidaalka qaada oo laga leeyahay Imaaraadka oo Biyaha Yemen laga qafaashay loona soo watay Xeebaha Somalia

Sida Wakaalada Wararka Reuters ay shaacisay kooxo aan la aqoonsan ayaa Biyaha Yemen ka qafaashay Markab laga leeyahay Dalka Imaaradka Carabta waxaana loola baxsaday dhanka Xeebaha Soomaaliya.

Markabkaan oo laga soo qafaashay  xeebaha magaalada Shabwa ee gobolka Xadramuut ayaan si rasmi ah loo ogeyn in burcad badeed Sooamali ah ay qafaasheen balse kaliya Wakaalada Wararka Reuters  waxay xustay in kooxaha qafaashay ay u jiheysteen  dhanka Somalia .

Wali warar faahfaahsan lagama hayo halka uu gaaray Markabkaasi iyo in cida qafaalatay ay yihiin Burcad Badeed Soomaali ah iyo kooxo Yemen iyo Somali ay shirko ku yihiin qafaalka Markabka, hase yeshee waxaa la filayaa in saacadaha soo socda Imaaradkuna ka hadlo markabkooda la qafaashay.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

May be an image of text that says "Reuters Subscribe Yemen says oil tanker hijacked off Shabwa coast, heads towards Somali waters"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -