HomeWarkiiMarkabka Turkiga ee shidaalka ka soo saaraya Somaaliya oo la shaaciyay maalinta...

Markabka Turkiga ee shidaalka ka soo saaraya Somaaliya oo la shaaciyay maalinta uu ku soo xiranayo Dekada Muqdisho

Wasiirka Dekaha iyo Gaadiidka Bada Xukuumada Somalia ayaa bartiisa Faceboon ku shaaciyay waqtiga uu imaanayo Muqdisho Markabka Turkiga ee shidaalka ka soo saaraya Somaaliya kaasoo bil ka hor ka soo shiraacday Xeebaha Dalka Turkey halkaasoo masuuliyiin Somalia iyo Turkey ay soo sagootgiyeen.

“Hadduu Alle idmo, markabkan weyn ee qodista shidaalka oo ka mid ah kuwa ugu waaweyn dunida, wuxuu Jimcaha iman doonaa Soomaaliya”

 

 

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -