Markii ugu horeysay 3 sano iyo 5 Bil oo Shaqaalaha Dowlada iyo Ciidamada Qaranka Mushaar qaaday iyadoo Ciid soo galeysa

0

Tan iyo markii Dalka Qabsatay Dowlada Uu Hogaamiyo Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa dib habeen ku sameysay dhaqaalaha Dalka Taa waxay keentay in indhaha Beesha Caalamka u soo jeesato Soomaliya

Ra iisal wasaarahii Xilka Sida Sharci darada looga Tuuray Xasan Cali Kheyre ayaa Dib habeen ku sameeyey Miisaniyada Dalka iyo Tira koobka Shaqaalaha iyo Ciidanka taa waxay Keentay in la helo Shaqaalo iyo Ciidan ay helaan xaquuqdooda Mushaar

Ma dhicin 3 sano iyo 5 Bil in la waayo Mushaar iyadoo Ciid soo galeysa oo shaqaalaha iyo Ciidanka Qaranka ku Ciidsiinlahayeen Caruurtooda

Dowladii Hore Xasan Cali Kheyre ayaa mushaarka bixin jirtay bisha 25 teeda iyadoo hada la marayo 30 Bisha aysan helen Wax Guno ah Ciidanka Qaranka iyo Shaqaalaha Dowlada

Mushaar la aanta Bishaan ayaa loo aaneynyaa taageerid la aanta Xiligaan Dowladaha Deeqaha bixiya ee Soomaaliya kuwaa oo ka carooday sharcidarada uu ku dhaqaaqeen Baarlamaanka soomaliya kuna Rideen Xukuumadii Xasan Cali Kheyre

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here