Marwo Xaliimo Yacquub /Madaxweynaha Singabuur !!.Wax Soo Saarka Dalkeeda Singabuur Sanadkii Waa 400 Bilyan oo Doller.

Tirada Dadka Ku Nool Waa 6 Malyan.

Qofka Singabuur u Dhashay Ee Dalkiisa Ku Nool Sanadkii Cel Celis Ahan Wuxuu Hela Lacag Ka Badan 100kun oo Doller.

Dalkeeda Wuxuu Haystaa Passaport-Ka ugu Qaalisan Caalamka.

Garoomada Diyaaradaha Dunida ugu Horumarsan Waxay Ku Yaalan Dalkeeda Singabuur Waana Dalka ugu Badan Ee Caalamka Loo Dalxiis Tago Hadda..

Xaliimo Waa Gabadha Muslimad Xaas Ah Iyada Iyo Ninkeeda Waxay Iskula Noolaayeen Hal Qol Inta Aysan Jaamacada Dhameyn Ka Hor.

Xilka ugu Sareeyo Dalka Kolkay Qabatay Waxee Iskugu Yeertay Dhaman Wasiirada Iyo Shaqalaha Iyada Ka Hoos Shaqeeyo Iyadoo u Jeedisay Hadal Jeedin Cajiib Ah!!

Waxay Tiri::Magacayga Waa Xaliimo Yacquub Waxaa Ahay Gabadha Muslimad Ah Isla Markana Ka Cabsato Rabbigii Abuurtay, Qof Allaaliyo Qofkii Rabbo Horumarka Dalkayga Iyo Dadkayga Waxaan Ahay Walashiis Ka Weyn.

Waxay Kor u Qaaday Nolal Maalmeedka Dalka Singabuur.

Waxyaabaha Ay Qabatay Waxaa Ka Mid Ah::

-Waxaa Kor Dhanay Wax Soo Saarka Singabuur 3 Tiranyoon oo Dollar Dhaqalaha Dalka Sanadkiiba.

Waxaa Kor u Kacay Dhaqalaha Muwadinka Singabuurka Ah Wax Ka Badan 100 Kun Doller Sanadkii.

Passaport-Ka Dalka Singabuur Wuxuu Noqday Midka uhu Qaalisan Caalamka.

Maalintii Waxaa Quudan Karta Wax Yar 0.50 Doller Waliba Cuno Aad u Macan oo Tayo Leh.

Waxaay Fulisay 1000 Kun Mashruuc Ama Howl Galo Wax Tar u Leh Dalkeeda.

Wax Is Daba Marinta Iyo Laaluushka Dalka Singabuur Wuxuu Taagan Yahay 0%..

Wax Soo Saarka Beeraladayda Dalka Waxaa Loo Sameeyay Canshuur Aad u Hoosayso Meelaha Qaarna Canshuur Dhaaf Dhameys Tiran.

Salaadaha Waxay Tukata Xafiiskeeda Iyo Qaar Ka Mid Ah Shaqaalaheeda Dumarka Ah.

Xaliimo Yacquub Xijaab Xerashada Waxay Soo Bilowday Yaraanteedi Sida Taariikhda Lagu Haayo.

Caadiyan Dumarka Ragga Waa Kaga Fiican Yihiin Xaga Amaanada Iyo Ilaalinta

 

Waxaa qoray  Sahanka Bulsha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here