Diyaaradaha Dagaalka Masar ayaa xalay iyo Saakaba Soo galay Hawada Dalka Ethiopia. Siday Warbaahinta Masar iyo sudanba shegeen….

Diyaaradaha Dagaalka ee masar ee Lo yaqaano, miig 29M iyo F16 folcom iyo Diyaaradaha Electronc ku shaqeeya ee E – 2HE2K, mk.2E. Ayaa Toos Hawada Ethiopia gaar ahaan dhinaca Wabiga Niil’ uso galay’ iyago Dul haadaya, BIYO Xidheenka abay…

Diyaaradahan ayaa kaso Duulaya Saldhiga Ciidanka cirka sudaan’ ee (Marwo) on ka fogayn xuduuda labada Dal ee Ethiopia iyo sudaan..

Masar iyo sudaan ayaa Wacad ku maray hadii Ethiopia ogolaan waydo Heshiis lo dhan yahay in laga gaadho biyo xidhenka Niil’ inay burburinayaan Wabigaas, heshiiskiina waa lagu kala kacay shalay… fashil cml..

Xigasho Ogaadenia Media isha wararka…

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here