Lagasoo bilaabo maalintii uu ku dhawaaq in aysan soomaaliya Xamili Karin Qalalaase doorsho muhiimna tahay in la ilaaliyo Dastuurka iyo Afartii Sanaba in mar doorasho loo dhaqaaqo iyadoo la tixgalinayo Wadatashi & Wadar Ogol, Waxaa uu soo saarayay digniino ku aadan waxa la filan karo hadii lasii haayo jidka lagu raadinayo Kudarsasho & Talo goosad.

Maanta Marka aad Fiirisaa halka ay Xaaladu joogto dibna u dhagaysataa Qudbadihii kala duwanaa ee Hassan Ali Khaire Uga hadlay dhibaatooyinka ku imaan kara dowladnimada Soomaaliya hadii Qaabka Xukun Maroorsiga ah Lagusii Socdo ,waxaa kuusoo baxaya in wax walba u dhaceen Qaabkii uu uga hadlay Xassan Cali Khayre,

Xassan Cali khayre Waa Maskaxdii Soomaaliya ka bad-baadisay in laga leexiyo Heshiiskii Wadatashi & Wadar ogol, Waa Maskaxdii diiday Gooni goosad iyo in Talada Koox isku gaar yeesho, Waa bad baadiyihii Dastuurka & Talo wadaaga ku dhisan Dimoqoraadiyadda,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here