HomeWarkiiMasuul ka tirsan Garsoorka Somalia oo ku soo biirey musharixiinta xilka Madaxweynaha...

Masuul ka tirsan Garsoorka Somalia oo ku soo biirey musharixiinta xilka Madaxweynaha Maamulka Hirshbelle

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Saalax Dabaan oo ka mid ah madaxda dhanka Garsoorka Dowlada Somalia ayaa ku soo biirey musharixiinta damaca uu uga jiro inay u tartamaan xilka Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle.

Gudoomiye Saalax waxaa uu si weyn ugu dhaw yahay Madaxda sare ee Dowlada waxaana uu ku biirayaan siyaasiyiin isaga la mid ah oo doonaya xilka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle islamarkaana ah deegaan doorashadiisa.

Hore waxaa musharixiinta uga mid ahaa Madaxweynaha hada joga Cali Guudlaawe,C/laahi Maxamed Nuur oo ah milkiilaha Hotel Elite iyo siyaasiyiin kale oo uu ka mid yahay musharaxa hada soo kordhay ee Saalax Dabaan.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -