GAROWE (DAYNIILE COM)-Masuuliyiin iyo Saraakiil ciidan oo ka tiran Maamulka Puntland gaar ahaan Maamulka Garowe  ayaa  maanta booqday boosteejooyin cusub oo loo asteeyay Bajaajleyda Garowe.

Masuuliyiinta ayaa faray bajaajleyda inay ou ekaadaan boosteejooyinka loo asteeyay oo ay halkaasi ka qaadaan rakaabka.

Advertisement

“cidii amarkaas jabisa Talaabo ayaa  laga qaadi doonaa”ayuu yiri Maxamuud Cali gurey oo ah Xoghayaha dowladda Hoose degmada

Sidoo kale waxaa kormeerka ka hadlay  Gudoomiye ku xigeenka degmada Garowe Maxamed Xamari kaasoo tilmaamay in Bajaajleyda loo samayn doono Calaamad ranji ah .

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleMaxkamada Racfaanka G/banaadir oo dib u dhigtay su’aalo weydiinta eedeysane maxkamada saarnaa sababo caafimaad
Next articleDAAWO: Reer Awdal oo Muqdisho ka sameeyay Kacsoon ka dhan damaca Itoobiya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here