Wafdi heer sare ah oo ka socday AUC-PAPS waaxda Howlgallada Taageerada Nabadda (#AUPSOD) ayaa shaley la kulmay madaxda ugu sareysa Qaramada Midoobay, oo ay hogaaminayso SRSG & Madaxa UNSOM, Catriona Laing. Kulanka ayaa looga hadlay dadaallada nabadeynta ee ka socda #Soomaaliya.

Wafdigan ayaa waxa ay wadaan qiimeyn lagu ogaanayo waxqabadka iyo casharada laga bartey howlgallada Midowga Afrika ee 15-ka sano Soomaaliya ka socday.

Advertisement

=XIGASHO WARBAAHINTA ATMIS=

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here