Wararka ka imaanaya jabuuti oo saacadihii la soo dhaafay ay ku dagtay Doon ay saarnaayeen Tahriibayaal ayaa sheegaya in ay soo kordhayan dadkii ku dhintay Doontaas.

Mas’uuliyiinta dalka Jabuuti waxay sheegeen in tirada ku dhintay doonta ku qalibantay xeebaha dalkaas ay gaartay 40 qof halka lasoo baadbaadiyay 12 qof.

Ciidamada ilaalada xeebaha Jabuuti iyo shaqaale ka tirsan hay’adda IOM ayaa wadaa howlaha lagu baadigoobayo muhaajiriinta.

Sidoo kale Sida ay mas’uuliyiinta sheegeen, doonta waxaa saarnaa ku dhawaad 80 qof oo muhaajiriin ah oo kasoo jeedo dalka Yemen

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here