Masuuliyiinta Galmudug ee ka soo Jeeda Deegaanada Ceelbuur iyo Galhareeri oo Agoon ku ah Magaalada Dhuusamareeb

0

Deegaanka Galmudug waxuu ka Kooban yahay 11 Qabiil isku Tagay oo ku Heshiiyey Awood qeybsi ku dhisan deegaan

Madaxweynaha Waxaa Qaato Beesha Ugu Deegaanka Balaaran ee Habar Gidir

Waxaa ku soo Xiga Beesha labaad ee ku xigta oo Saamiga u Heshay Madaxweyne ku Xigeenka ee Mareexaan

Quwada Sedexaad waan Tan ku fadhida Gudoomiyaha Baarlamaanka ee Qabiilka Murusade

Labada Quwad ee kala Heysta madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa Dhulka ay Matalaan waa Nabad waana Booqdaan si dadka ay ma talaan u Gaarsiyaan Mashaariicda kala Gadisan ee loogu Tala Galay Galmudug

Na siib Xumo Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ma laha Deegaan uu Booqon karo Dhulka uu ku helay Saamigaa Culus isagoona ka Door Biday in uu Buuqdo Degmada Dayniile oo ka Tirsan Gobolka Banaadir waxaase is weydiin Mudan mashaariicdii Galmudug Saamiga ugu lahaa miyoow Dayniile ku maal galiyey mise waxuu iska Bareejeen Booqoshada Qoor Qoor ee Dhulka uu matalo ku tagayo?

Dadka u dhuun daloola Siyaasada ayaa isweydiin waxa ka hor taagan Siyaasiyiinta Matalo Deegaanada Ceelbuur iyo Gar Hareer in ay Booqdaan si la mid ah masuuliyiinta kale ee booqanaayo Deegaanada ay Matalaan

Isku soo wada Duub soo lama Dhihi karo Siyaasiga ka soo Jeeda Cewlbuur in uu Agoon ku yahay Dhuusamareeb maadana uusan tagi karin Deegaanka uu matalo oo wax la yar 30 km u Jirta halka uu Joogo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here