Masuuliyiinta maamulka Ahlusana oo Gudoomiye sharaxayo Gudoonka Baarlamaanka ee Galmudug

 

Warar soo baxaayo ayaa sheegayo in Gudoonka Baarlamaanka Galmudug damac weyn ka galay iyagoona u soo sharaxay masuulka lagu magacaabo Xildhibaan Cabdi Muxumad fiidoow oo ku magac dheer Baliile

Musharaxaan ayaa u muuqda in uu ugu Cad cad yahay madaama uu heysto 20 Xildhibaan oo Toos Codka u siinayo kuwaa oo ah kuwa ka socda Ahlusuna

Xildhibaankaan ayaa ka soo jeeda Beesha Murusade waxuuna qilaaf kala dhaxeeyaa isla Beeshiisa waana shaqsiga kaliya siweyn ula shaqeeya Ahlusuna

Musharaxaan Cabdi Maxamud Fidoow Baliile ayaa la sheegayaa in uu ugu Cad cadyahay madaama ay siweyn u taageero uga heysta AHLUSANA iyo xildhibaanada Mucaraadka ah

Warar hoose ayaa sheegaya in Xildhibaan Cabdi Baliile leyas ku daayey in la qaarajiyo wuuna ka bad baaday

Waxaa hada muqda in qilaaf xoogan soo kala dhex galayo Ahlusana iyo Dowlada Federaalka taana waxay keentay in Sanatoor Dhag dheer oo Cod sir ah laga Duubay uu amraayey in la soo xiro Macalin Maxamuud oo ah madaxa ugu sareeyo Ahlusuna

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064