Maxaa dhici kara haddii kulanka Baarlamaanka ee maanta lagu ansixiyo muddo kororsi.?

0

Xildhibaanada Baarlamaanka FS ayaa la filayaa in maanta ay kulan ku yeeshaan Muqdisho, waxaanna sii kordhaya walaaca laga qabo in ajandaha kulankaasi lagu soo daro dalab ku saabsan in Dowladda waqtiga loo kordhiyo.

Muddooyinkii u dambeeyey waxaa sii kordhayay baaqyo ka imaanayey jihooyin kala duwan, oo ay ku jiraan Xisbiyadda mucaaradka iyo beesha caalamka, kuwaa oo dalabanayey in Dowladdu ay ka shaqeyso sidii ay doorashadu waqtigeeda ugu dhici lahayd.

Madaxda Dowladda ayaa ilaa iminka ka meermeeraya in ay caddeeyaan mowqifkooda la xiriira xilliga la qabanayo doorashadda, iyada oo waqtigii loo madlanaa in doorashadu ay dhacdo ay ka harsan tahay in ka yar 6 bilood.

 

Haddii muddo kororsi ay maanta ku dhawaaqaan Baarlamaanka, waxaa laga cabsi qabaa  qalalaase siyaasadeed inuu dalku galo, waxayna taasi sababi kartaa in dhaawac culusi uu soo gaaro kalsoonidii lagu qabay Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here