HomeWarkiiMaxaa ka jira Cod sira laga helay Lafta-gareen, muxuuse kaga hadlay

Maxaa ka jira Cod sira laga helay Lafta-gareen, muxuuse kaga hadlay

BAYDHABA (DAYNIILE.COM)-Waxaa barajha bulshada aad u qabsaday maanta cod lagu sheegay inuu ahaa mid sir ah oo uu ku xantamayay Madaxweynaha Maamulka Koofur-galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) inkastoo aan xaqiiqo dhab ah loo heyn inay yihiin wax la farsameeyay inay yihiin iyo inkale.

Hadalada Codka laftagreen inta badan wuxuu kaga hadlayaa ama kuu xamanaya madaxweybaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo ay ku midoobeen xisbiga uu Madaxweynuhu hogaaminayo isaga siyaasiyiin kale oo badan.

Laftagareen ayaa ku eedeynaya Madaxweynaha inuu uga  baxay balamihii uu la galay isaga iyo siyaasiyiinta kale ee saaxiibadiis ah, sidoo kale wuxuu laftagareen ku muujiyay codka in Madaxweynuhu dooneyn isbadal iyo hore loo dhaqaajiyo waxyaabihii ay ku balameen.

Lafta-gareen wuxuu intaasi ku daray in Madaxweynuhu doonayo in halkeeda la joogo oo aan la dhaqaaqin , waxaase la yaab ley Laftagreen laftigiisa ayaa sheegaya in isaga xitaa ay dan ugu jirto inaan la dhaqaaqin .

Si kastaba halkaan ka dhageyso codka sirta lagu sheegay:-

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -