HomeWarkiiMaxaa ka jira in ciidamo Dowlada ka tirsan isku dhiibeen Alshabaab

Maxaa ka jira in ciidamo Dowlada ka tirsan isku dhiibeen Alshabaab

XAWAAADLEEY (DAYNIILE.COM)-Warar laga helay deegaanka Xawaadleey ee Gobolka Shabeelaha dhexe  ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Macawisleyda Gobolkaasi isku dhiibeen Alshbaab.
Ciidamadaan oo mar la sheegay inay Dowlada ka tirsan yihiin ayaa hadana wrarar soo baxay waxay xusayaan inay macawisleyda Beesha Jareer-weyne ka tirsan yihiin.
Ciidamadaan oo tiradooda lagu sheegay 60 macawisley ah ayaa isku dhiibay Alshabaabkii dhawaan qabsaday deegaanka Xawaadleey.
Dhanka Dowlada wali wax war ah kama soo saarin dhacdadaani run iyo been midey tahayba, madaama wax cadeyn ah aan wali laga heyn, inkastoo warkaani yahay mid aad u xooggan.
XAFIISKA WARARKA 
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -