Waxaa jira warar sheegaya in Madaxweynaha Somalia lagu casuumay shir ka dhacaya dalka Talyaaniga kaasoo inta badan dalalka Afrika lagu martiqaaday.
Talyaaniga ayaa la sheegayaa inuu qorsheynaayo inuu fursadaan ka faa’iideysto oo kulansiiyo Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh iyo Ra’iisulwasaraha itoobiya Abiy Axmed.
Ma cadda in Madaxweynaha Somalia aqbali doono kulankaasi qaaska ab balse waxaa jira in Dowlada Somalia tageyso Rome kana qeybgaleyso shirkaasi u dhexeeya Afrika iyo Talyaaniga.
Sababaha ay macquulka tahay inuu Madaxweyne Xasan u diido ayaa ah shuruudiisii ahaydin marka hore inuu Abiy ka noqdo heshiiskii sharci darada ahaa.
XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM
Previous articleJabhadda Amxaarada oo ku soo dhawaanaya Adis-àbaba
Next articleWiilkiisa ayuu usoo iibiyey cabitaan wax yar kahor inta aan geeridiisa la ii sheegin’ Xaaska dhaqtarkii la dilay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here