Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa ka wada hadlay xaaladda gobolka iyo danaha ay wadijrka u wadaagaan Labada shacab ee walaalaha ah.

Labada Madaxweyne ayaa kawada hadlay xoojinta iskaashiga taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Masar, iyagoo xusay muhiimadda ay leedahay in la mideeyo dadaallada lagu wajahayo caqabadaha wadajirka ah ee gobolka.

Advertisement

Xiriirka labadaan masuul ayaa ku soo aadaya xili khilaaf weyn uu soo kala dhexgalay Somalia iyo Itoobiya markii shalay Dowlada Itoobiya heshis dhul badeed la gashay Maamulka Somaliland taasoo sidoo kale kicisay dareenka dadka Soomaaliyeed.

Previous articleWAR DEG DEG AH: Hogaamiye ku xigeenka Xamaas iyo Saraakiil kale oo goor dhaw oo caawa ah lagu dilay Dalka Lubnaan+SAWIRRO
Next articleDowlada oo soo saartay xeer ku aadan burinta heshiiskii Muuse Biixi iyo Abiy Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here