Waxaa soo baxaya warar ku soo badanaya warbaahinta Dunida iyo baraha bulshada kuwaasoo sheegaya in Dowlada Iran duqeyn ku dishay Ra’iisulwasaaraha Israa’iil Binjamiin Netanyahu .
Wararka sheegaya in la dilay Netanyahu wuxuu ka yimid dhanka warbaahinta Iiran waxaana uu ku faafay Dunida walina cadeyn rasmi ah ama qiraal dhanka Israa’iil ah lagama helin.
Hogaamiyaha cusub ee Iiran kaaspp badalay Hogaamiyihii shalay la dilay ee Ayatulaahi Cali khumeyni ayaa bartiisa Ex Twiter ku soo qorey warka sheegaya in la dilay Netanyahu.
Sidoo kale warar kale ayaa sheegaya in duqeynta lala beegsaday Netanyahu ay xitaa kula jiraan qoyskiisa walow aan la heyn cadeymo rasmi ah marka la eego dhimashada Netanyahu laakiin Ayatulah Cali Khamani xalay markii uu soo baxay sidaan oo kale ayaa loo hadal hayay iyadoon cadeyn la heyn ilaa ugu danbeyn Masuuliyiinta Dowlada Iran 🇮🇷 qirteen saaka.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADAÂ DAYNIILE.COM
