HomeWarkiiMaxaa ka jira in Khilaaf xooggan uu soo kala dhexgalay Mucaaradka Hawiye

Maxaa ka jira in Khilaaf xooggan uu soo kala dhexgalay Mucaaradka Hawiye

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya khilaaf xoogan oo soo kala dhexgalay mucaaradka Dowlada ee ka soo jeeda Beesha Hawiye ama madasha samatabixinta kuwooda ugu tanka weyn.

Khilaafka wuxuu yimid kadib markii Shariif Sheekh Axmed oo ah Madaxweynihii hore ee Somalia uu ku eedeeyay Khayre iyo C/raxmaan C/shukuur inay nasuul ka yihiin kala qeybsanaanta mucaaradka madaama aysan ogoleyn Farmaajo.

Khayre oo ah Ra’isulwasaarihii hore ee Somalia iyo Xildhibaan C/raxmaan C/shukuur  oo iyaguna is difaacaya ayaa ku eedeeyay Farmaajo inuu diiday mar u bandhigeen inuu ku soo biiro Golaha Mustaqbalka.

Shariif ayaa muujiyay in Farmaajo yahay Mucaarad muhiim u ah dagaalka diblomaasiyaadeed ee ay kula jiraan Dowlada Somalia.

Khilaadka ka dhex myuqda  mucaaradka Madasha samatabixinta waxay ku soo aadeyaaa xili shirarka u dhexeeya Dowlada iyo mucaaradka ay ka muuqato tafaraaruq iyo kala qeybaanaan weyn,iyadoo koox kastaba gaarkeeda ula kulmeysay Dowlada.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -