HomeWarkiiMaxaa ka jira in Madaxweyne Xassan uu howlo caafimaad u joogo Dalka...

Maxaa ka jira in Madaxweyne Xassan uu howlo caafimaad u joogo Dalka Germany

Waxaa soo baxaya saacadihii ugu dambeysay su’aalo bulshadu iska weydiineyso xagee ku dambeeyay Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo maalmo ka hor la ogaa inuu safar shaqo ku jooga daka Turkey islamarkaana halkaasi ay isku arkeen dhigiisa.

Wararka ugu badan waxay tilmaamayaan in Madaxwenhu arimo caafimaad u joogo dalka Germany halkaasoo warar kala duwana ay ka soo baxayaan,wararka qaar sheegaya in baaritaano caafimaad marayo halka warar kalana leeyihiin wuuba xanuunsan yahay oo waa la daweynayaa.

Ma jirto warar madax banaan oo cadeynaya jiritaanka wararkaasi oo kaliya uun u muuqda inay tahay warar qiyaas uun ku eg.

Madaxtooyada Villa Somalia kama hadin halka uu madaxweynuhu hada ku sugan yihiin iyo qorshayaashiisa uu dalka dibada kaga maqan yahay walow safakiisii ugu dambeeyay ee Turkey ay xustay warbaahinta qaranka.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -