Waxaa soo baxaya warar sbeegaya in kulan qarsoodi oo ka dhan ah Somalia ay yeeshern Midowga Yurub ,Mareykanka ,UN-ka iyo Midowga Afrika.
Wararka ayaa sheegaya in shirkaan oo Mareykanku hor kacayo lagu diyaarinayo qorshe halia ku ah Dowladniamda Somalia taasoo ah in gabi ahaanba la kala diro Dowlada Somalia laguna badalo koox aqoon yahano ah oo la siin doono magaca Xirfadley .
Kooxdaan ayaa la sheegay inay dalka maamuli doonaan islamarkaana aanu jiri doonin wax Madaxweyne la dhaho,Wasiir la dhaho iyo Baarlamaan intaba
Ajandaha iyo qorshaha Kulankaan ayaa si toos ah uga hor imaanaya madax banaanida iyo jiritaanka Somalia inkastoo ay adag tahay sidii qorshahaaj uga dhaqa geli lahaa Somalia madaama shacabku wada hubeysan yihiin.
Dhanka kale lama oga qorshahaan wuxuu u dhimi doono Dowlada Turkey oo shidaal usoo saareysa Somalia xilli kuwaan shiray soo hadal qaadeen in kheyraadka Somalia lagu takrifalo.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
