JIG-JIGA (DAYNIIILE.COM)-Waxaa jira sawir la wareejinaayo baraha bulshada kaasoo muujinaya dhalinyaro wadata calaamada Kirishtaanka ee istalaabta ah kuwaasoo jigjiga sida la sheegay ku qabsaday xuska ciida Kiristaanka.

Koox dhalinyaro ah oo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin masiixiyiinta Itoobiyaanka ayaa la hadal hayaa inay fagaraha jigjiga isugu soo baxeen walia meel u muuqata halka uu ka taagan yahay taaladii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee bartamaha MagaladaJig-jiga.

Advertisement

Sidoo kale waxaa jira tuhuno laga qabo inay masiixiyiintu ku soo badanayaan Magaalada Jigjiga ee xarunta Ismaamulka Somalida Itoobiya halkaasoo ah Magaalo Soomaaliyeed oo ay walibana dad muslmimiin ah u ah caasimad maamul.

Ma jiraan warar madax banaan oo cadeynaya qabashada xuska ciida kirismiska ee bartamaha Magaalada Jijiga marka kaga reebo hadal heyn ka dhalatay sawiraan muujinaya kooxda wadada Mucatab  kirismiska.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

Previous articleNin gowracay wiil uu adeer u yahay oo gacanta lagu soo dhigay
Next articleShirkadda Maraakiibta Maersk oo sheegtay inay joojineyso tagi-taanka Dalal ay Somalia iyo Jabuuti ka mid yihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here