HomeWarkiiKulan qarsoodi ah oo dhex-maray Madaxweyne Xassan iyo Shariif Sh.Axmed iyo wixii...

Kulan qarsoodi ah oo dhex-maray Madaxweyne Xassan iyo Shariif Sh.Axmed iyo wixii ka soo baxay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya ayaa sheegaya in kulan gaar ah oo ay dhawaan yeesheen Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh iyo Hogaamiyaha mucaaradka samatabixinta Shariif Sheekh Axmed kaasoo looga hadlay khilaafka dhaxdooda ah.

Wararku waxay sheegayaan in guul laga gaaray wadahadalaasi isla markaana labada masuul isu soo dhawaadeen  marka la eego xurguftii u dhexeysay ee dhanka  siyaasada.

Labada masuul waxay ku heshiiyeen inay yeeshaan kulamo kaasoo looga hadlayo arimaha doorashooyinka iyo Dastuurka oo la isku hayo.

Dhanka kale Madaxwenihii hore Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa isna fariin loo direy waxaa lagu casuumay shir cusub oo wadatashi ah oo u dhexeeya Dowlada iyo siyaasiyiinta mucaaradka,Farmaajo wali kama hadlin mana cadeyn inuu aqbalay dalabkaan dhanka Dowlada ka yimid.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -