Waxaa soo baxaya warar hoose oo aan la xaqiiiin oo sheegaya in Madaxweynaha Masar uu Muqdisho ku soo wajahan yahay maanta.

Sidoo kale Ra-iisulwasaaraha Itoobiya ayaa isna raba inuu tago Magaalada Hargeysa inkastoo ay aad ugu adag tahay madaama Dowlada Somalia aysan ogoleyn.

Advertisement

Wararka la xiriira safarka Abiy Axmed ayaa sheegaya in Dowlada Somalia ay u diyaar garowday sidii ay uga hortagi lahayd qorshaha Abiy Axmed.

Warar kale ayaa sheegaya in Abiy Axmed si kastaba ay ka go’an tahay inay Somalia isku arkaan Madaxweynaha  Maamulka Somaliland.

Dhanka kale Wafdi sare oo ka socda Dalka Masar ayaa iyagana lagu wadaan inay Muqdisho soo gaaraan

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILW.COM

Previous articleHowlgal ciidamada Dowladu ka fuliyeen duleedka Magaalo Xeebedka Marka
Next articleWasiirka Maaliyadda Soomaaliya +SAWIRROoo Dubia uga qeybgalaya Shirka Maaliyadda Carabta+

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here