HomeWarkiiMaxaa ka jira in goor dhaw oo Saaka ah Diyaarada dagaalka Turkiga...

Maxaa ka jira in goor dhaw oo Saaka ah Diyaarada dagaalka Turkiga ee F16 ay duqeymo ka geysatay duleedka Baydhaba

BAYDHABA (DAYNIILE.COM)- Waxaa soo baxaya warar sheegaya in goor dhaw oo saaka ay diyaarada dagaalka casriga ah ee F-16 lagana leeyahay dalka Turkey ay duqeyn ka geysatay duleedka Magaalada Baydhaba oo maanta lagu qabanayo munaasabada caleema saarka Hogaamiyaha Koofurgalbeed Aadan Madoobe.
Dadka ku dhaqan Baydhaba ayaa laga soo warinayaa inay maqeen dhawaqa jugta clus ee miiga F-16 inkastoo aan faahfaahin wali laga helin cida lala eegtay.
warkaan sheegaya in duqeymo laga geystay duleedka Baydhaba ayaa ku soo aadaya xili madaxweynaha Somalia uu ku wajahan yahay Baydhaba waxaana loo maleynayaa in duqeymahaan lagu xaqiijinayo amniga dhamaan madaxda ka qeybgaleysa caleema saarka Baydhaba ka dhacay oo Madaxweyne Xasan iyo Ra’isulwasaare Xamza ka mid yihiin.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -