HomeWarkiiMaxaa ka jira wararka sheegaya in Dowlada ay Caawa fasaxday mushaarka ciidamada...

Maxaa ka jira wararka sheegaya in Dowlada ay Caawa fasaxday mushaarka ciidamada Maamulka Puntland .

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in  Dowlada Somalia caawa ogolaatay oo fasaxday Mushaarka ciidamada PSF, Danab ee dhanka Maamulka Puntland kaasoo khilaaf jirey u xanibnaa .

Ciidamadaan ayaa fariisimo ku leh deegaanada Puntland sida Garowe iyo Boosaaso inkastoo aanan hada heyn xogta tirada rasmiga ah ee ciidamadaasi.

Maamulka Puntland iyo Dowlada ayaa labadii sano ee la soo dhaafay waxaa aad u sii xoogeysanayay khilaafka dhexdooda ah taasoo gaartay heerkii ugu sareeyay islamarkaana keentay xitaa mashaariicda qaar Puntland laftigeedu iska diiday halka qaarna Dowladu xanibtay.

Warkaan wali kama hadlin hadu jiro iyo hadii kalaba labada dhinac ay quseyso gaar ahaan masuuliyiinta Dowlada iyo kuwa Maamul Goboleedka Puntland.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -