Maxaase ka jira in Shiiq Shariif yahay mas’ulka ka dambeyay in xalka si fudud loo gaaro

Maalmahii la soo dhaafay Shariif Shiiq axmed oo madaxweynihi hore ee dalka ayaa ku sugnaa jowhar war hada soo baxayna waxaa uu sheegayaa Shariif inuu dhameyay khilaafkii halkaas ka taagnaa

Marka si guud loo hadlo ma jirto wax xalka oo laga gaaray khilaafka hirshabeele ee ku saleysan dhinaca awood qeysiga

Mana ahan wax sidaasi u fudud in la xaliyo khilaafkaas hadi aay dhacdo in la xaliyo waxaa kaalinta ugu weyn ka qaadan karto dowlada dhexe iyo maamulka markaasi jira iyo dhaqanka guud ee goboladaasi

Midakale ee jirto ayaa waxey tahy in ilaa iyo hada aan la ogaan musharaxa rasmiga ah ee aay wadato villa somaliya marka laga tago wararka XANTA ah

Sido kale dowlada dhexe kama dhawaajin in la badili karo hanaanka wax qeybsiga Hirshabeele

Muhiimada ugu weyn ee Shariif halkaasi u tagay ayaa ah kaliya inuu isaga yareeyo hadal heynta ah Mucaaradka wey ka gaabayeen arinta hirshabeele mida kale waqti xeero iyo fandhaal aay kale dhaceen ayuu halkaasi tagay

Kaliya waxuu ka rabay warka ah shariif ayaa jowhar u tagay arimo dib u hashiisiin wax kale ee uu Jowhar ka keenay ma jirto khilaafka hirshabeele ma ahan mid lagu xalin karo afar siyaasi oo xamar ka taktay iyo afar maalin

Ahmed ma’ow Barre Tall

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here