Kulan dhexmaray qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka Baladweyne iyo Yuusuf Dabageed iyo xildhibanada maamulka lagu muran San yahy ee Hirshabelle ayaa ku soo dhamaaday fashil iyo is faham la’aan.

Kulanka waxaa dalbaday xildhibanada lagu muran San yahay iyo Yusuf Dabageed Odayaasha dhaqanka ee u tagay ayee ka dalbadeen in aay ogolaadaan imaan shaha cali Guudlaawe si wanaagsane u soo dhaweyaan.

Balse Odayaasha ayaa ka biyo diiday dalabkaasi waxey u sheegeen in cabashadooda goor hore u gudbiyeen dowlada dhexe gaar ahaan Wasaarada arimaha gudaha oo baladweyne tagtay muhiimadane aay tahay in dowlada dhexe ka jawaabta cabashada loo gudbiyay ee ku aadan dhismaha muranka dhaliyay ee hirshabeele taasi meesha ka saareysa in gabi ahaanba lala hadli karin Mas’uliyinta lagu muran San yahay ee Hirshabeele.

Ahmed ma’ow Barre Tall

Share

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here