HomeWarkiiMaxaa ka soo baxay Shirka Wasiirada Somalia ee goor dhaw soo dhamaaday+SAWIRRO

Maxaa ka soo baxay Shirka Wasiirada Somalia ee goor dhaw soo dhamaaday+SAWIRRO

Muqdisho, Khamiis, 14 Agoosto 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyey Xeer-nidaamiyaha Shirkadaha Shaqo-siinta gaarka ah iyo Hindise Sharciyeedka Macdanta.
Shuruucdan ay goluhu ansixiyeen, ayaa qeyb ka qaadanaya horumarinta dhaqaalaha dalka iyo shaqo abuurka dhallinyarada Soomaaliyeed.
Shirka Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha, ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka XJFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa looga hadlay amniga dalka iyo dardargelinta howlgallada lagu ciribtirayo kooxaha Khawaarijta ah ee ka socda qaar kamid ah gobollada dalka, iyada oo goluhu uu bogaadiyey guulaha ay ciidanku ka gaareen dagaalka Khawaarijta looga sifeynayo dalka.
— Dhammaad —May be an image of 7 people, dais and textMay be an image of 1 person, dais and text that says "AAAS"May be an image of 9 people and daisMay be an image of 1 person, dais and newsroomMay be an image of 2 people and daisMay be an image of 4 people and daisMay be an image of 1 person and daisMay be an image of 5 people and daisMay be an image of 2 people and dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -