HomeWarkiiMaxaa ka soo baxay shirkii Madaxtooyada iyo Mucaaradka

Maxaa ka soo baxay shirkii Madaxtooyada iyo Mucaaradka

WARSAXAAFADEED

Muqdisho, Luulyo, 03, 2025:

Shirkii Wadahadalka ee u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Madasha Samatabixinta oo galay wareegii labaad, ayaa Maanta oo ay bishu tahay 3-da bisha Luulyo 2025, waxaa shir iskugu yimid Madaxweynaha JFS, xubnaha Guddiga dowladda u xilsaaran wadahadallada iyo Madasha Samataxibinta.

Shirka oo ku qabsoomay jawi aad u wanaagsan ayaa falanqeyn dheer kadib, waxaa la isku waafaqay in la isku soo laabto 20-ka Luulyo, 2025 si loo sii ambaqaado arrimihii laga wadahadlay.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -