Muqdisho,February 4, 2024 Guddiga Arrimaha Gudaha Maamulada Goboladda Iyo amniga ee Golaha shacabka BJFS ayaa kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha M.ne. Axmed Macalin Fiqi uu wehlinaayo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho M.ne .Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) .

Kulanaka waxaa shir Guddoomiyey ku-simaha Guddoomiyaha ahana Guddoomiye ku –xigeenka Guddiga Xildhibaan Nuur Axmed Diiriye (Nuur Afey )iyo Xoghayaha Guddiga Xilldhibaan. Maxamed Ibrahim Xasan (Diyeeshe ),

Advertisement

Ajanadaha Kulanka ayaa ahaa : –
Wadashaqeynta Hey’addaha Amniga iyo
Qorshaha amniga Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho M.ne .Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Guddiga warbixin Guud ka siiyey amniga caasimada iyo wax ka qabashada Ciyaal weerada iyo mukhaadaraadka xubnaha Guddiga ayaa mid mid ubogaadiyey Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo shaqada adag uu u hayo Bulshada Soomaaliyeed .

Ugu dambeyn Guddoomiyaha Gudiga ayaa ugu mahadceliyey Guoomiyaha gobolka Iyo wasiirkuba in ay muhim tahay wada shaqeynta , islaxisaabtanka iyo kor- joogteynta ka Guddi ahaan .

Dhamaad

Previous articleXOG: Talaabo gacan ka geysan lahayd soo qabashada gacan ku dhiiglaha oo uu fashiliyay Taliye Macalin Mahdi?
Next articleQM oo soo jeedisay in IGAD IYO AU xaliyaan xurgufta Itoobiya iyo Somalia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here