Maxaa kala socotaa Habka lagu Heshiisiyey Kheyre iyo Farmaajo

0

Sidaan la socona maal mahaan waxaa ka Jiray Qilaaf Hoose oo aan siweyn u soo Caanbixin ee dhanka Doorashada ah Madaxweyne Farmaajo iyo Ra iisal wasaare Kheyre

Waxaana hada Muuqata in si hoose isugu Qanciyeen Madaxweynaha iyo Ra iisal wasaaraha taa oo u muuqata is Jiid Jiid ka dib isla Garteen in Kuraasta wada qeybsadaan madaama Qilaafka Labadooda Keeni karo in meesha ka Baxaan

Wararkii ugu Danbeeyey aan helnay in ay iskula Afgarteen sida tan

1 in doorashada la soo Doorta Ra iisal wasaraha halkii Markii hore la dooran jiray Madaxweynaha

Waxayna Doorashada Noqoneysa Xisbiga kastaa uu keensado Musharax Ra iisal wasare shacabkana ay Doortaan Wasiirka Koowaad halka Madaxweynaha ay Dooran Doonaan Xildhibaana La soo Doortay

Habka Doorashada ayaa Noqoneysa sida Dalka Etoobiya oo Ra iisal wasaaraha Awooda lee yahay

Ra iisal wasare Kheyre ayaa leysla Ogolaaday in Xisbiga Musharaxa la Dooran Doono uu Noqdo Ra iisal wasare Kheyre isagoona Shacabka ay Dooran Doonaan

Halka Madaxweyne Farmaajo Noqon Doono Musharaxa Madaxweyne ay Dooran Doonaan Xildhibaanada Laba Aqal ee ku soo Baxo 2021ka

Qorshahaas ayaa u Muuqda sida kaliya ay kuwada Shaqeyn karaan Labada Masuul waxaase isweydiin Mudan Doorashada mida ay Noqon Doonto madaama sida hada Muuqata ay Xiligaan Dhici karin Doorasho Qof iyo Cod ah

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here