Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu dadweynaha la wadaagayaa Sharciga Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS Sharciga Lr. 14 (2023), kaas oo bedelay Sharciga Lr. 34 (1972) oo muddo 51 sano uu Xafiisku ku shaqeynayey.
Sharcigan cusub waxa uu casriyeeyay waajibaadka Xafiiska, isagoo la jaanqaaday heerarka hay’adaha Hantidhowrista Guud ee caalamiga ah (ISSAIs), waxa uuna ka kooban yahay 38 qodob, oo dhiirigelinayas isla xisaabtanka iyo daahfurnaanta hay’adaha dowladda.
Advertisement
Advertisement