Wada-hadalladii Doxa ugu bilowday ururka Taalibaan iyo Mareykanka ayaa lasheegayaa iney aad ugu kala fogyihiin ajandeyaasha laba dhinac ay miiska la yimaadeen.

Wada-hadalladan ayaa ahaa kuwii ugu horreeyey ee labada dhinac dhexmara tan iyo 31-kii August, markaasi oo ciidamada Mareykanka iyo NATO ay soo geba-gebeeyeen ka bixitaankooda dalka Afghanistan.

Hase ahaate waxaa jira kala duwanaansho dhinaca afkaarta ah inkastoo aysan wali dhamaan wada hadalada u dhaxeeya Mareekanka iyo Daalibaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here