BOOSAASO (DAYNIILE.COM)-Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo ku saabsan markabka hubka sida ee Maamulka Puntland qabteen maanta.
Wararkaan oo kala duwan ayaa mid ka mid ah wuxuu sheegayaa in xirrir dhex maray turkiga iyo Maamulka Puntland goor dhaw lagu sii daayay markabka oo hub u siday Dowlada Somalia.
Warar kale ayaa sheegaya in markabkaani uusan u socon Dowlada Somalia balse hubka saaran loo waday maamulka Somaliand islanarkaana uu ka yimid dhanka Tailabd.
Si kastaba wixii soo kordha wararkeena xiga ayaad ka heli doontaan insha Allah.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
