Ilo ku dhaw goobta shirka ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubaland aanu caawa soo xaadirin madashii shirku ka socday, taas ayaa ka dhalatay markii uu is faham waa dhexmaray isaga iyo Madaxweyne Farmaajo.
arintan ayaa ka danbeysay markii gobolka gedo xaaladiisa oo saakay waxoogaa is faham ka dhashay layiri waxaa war ka keenay arintaas Madaxweyne farmaajo.

wariyayaasha ku sugan dhuusamareeb ayaa soo sheegaya in caawa loo sheegay inaanu jirin wax war ah, balse waxaa shir albaabada u xiran yihiin usocdaa madaxda inteeda kale.

Madaxweyne Dani iyo Lafta gareen ayaa wada dadaal shirka ay dib ugu soo celinayaan Axmad madoobe iyo in M.farnaajona ay ku qanciyaan inuu tanaasul layimaado.

inkastoo xaalada ay sidan tahay hadana Beesha Caalamka ayaa caawa soo sartay warar ay ka muuqatay handadaad ku saabsan in xal lagaaro doorashadana dag dag loo qabto.

Allaw saha umuuraha

Lasoco wixii soo kordha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here