HomeWarkiiMaxaa looga hadlay Kulanka dhex-maray Taliyaha Guutada 14-ka October iyo Sarkaal howlgalka...

Maxaa looga hadlay Kulanka dhex-maray Taliyaha Guutada 14-ka October iyo Sarkaal howlgalka AUSOM ka tirsan

Taliyaha Guutada 14-ka October ee Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed G/le dhexe Cabdiraxiin Maxamed Munye iyo dhiggiisa AUSSOM ee Aagga Magaalada Marka oo kulan ku yeeshay deegaanka Ceel-jaalle ayaa kawada hadlay guulihii ugu dambeeyay ee Geesiyaasha Qarankeenna iyo Saaxiibada AUSSOM ay ka gaareen howlgallada Khawaarijta looga sifeeyay deegaanno muhiim ah oo dhaca jiinka Webiga ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Labada Taliye Guuto ayaa sidoo kale isla meel dhigay in la sii xoojin doono wada shaqeynta labada dhinac ee Xoogga Dalka iyo AUSSOM, waxayna adkeeyeen in halkooda ay ka sii socon doonaan howlgallada ay sida joogtada ah uwada fuliyaan Guutada 14-ka October iyo Saaxiibada AUSSO.

May be an image of one or more people and textNo photo description available.No photo description available.

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -