Ku simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS ayaa guddoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay arrimaha amniga, qorshaha la dagaallanka khawaarijta iyo ka mira dhalinta siyaasadda loo dhan-yahay.

Golaha ayaa warbixinno ku saabsan xaaladda amni ka dhagaystay Wasiirrada amniga iyo taliyayaasha ciidanka qalabka sida, iyagoo ka war-bixiyay xaaladda guud iyo dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah khawaarijta.

Advertisement

Previous articleMasuuliyiin Dowladeed oo ka soo qeybgalay qado sharaf maanta Degmada Deyniile loogu sameeyay kooxda Gal-mudug
Next articleWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here