Maxaa Soo dedejiyay Magacaabista Hay’adda Nidaaminta Shidaalka Soomaaliya.?

0

Golaha Wasiirada ee Codka Kalsoonida Aan haysan ayaa Meel Mariyay Guddiga Maamulka Hay’adda Nidaaminta Shidaalka Soomaaliya.

Dowladda Soomaaliya ayaa 4ta Bishan August Waxa ay daah-furidoontaa Xaraashka Xermooyinka Shidaalka Soomaaliya, Waana Sababta keentay in Golahan aan Codka Kalsoonida haysan ay Meel Mariyeen Xubnaha Guddigan.

Si looqaado tilaabada Xaraashka Xermooyinka oo gaaraya ilaa 7Xermo, Waxaa qasab ahayd in la dhiso hay’addan oo Sharciga Batroolka tilmaamayo Waana Sababta ay Golaha Wasiirada ku Meel Mariyeen.

Xaraashka Waxaa looga dhawaaqi doonaa Dalka Turkish,oo ah Saldhiga Shidaalka Adduunka.

Waxaana Soomaaliya U Maamuli doonta Shirkad lagu Magacaabo IHS iyo Shirkadda TGS oo laga leeyay Norwey.

4ta August ilaa Bisha March ee Sanadka dambe ayay u Socon doontaa Arinta iibiska Xermooyinka.

Xubnaha gudiga loo magacaabay hal qof oo oqoon u leh dhinaca shidaalka kuma jiro waxaana afduubtay wasiir Abdirashiid iyo Muudeey oo dad ay ayagu leeyihiin geystay

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here