Dowlada Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa 4 sano waxaa uga haray wax ka yar Sideed Cisho waxaana Dalka wali ka jira Amni Xumo weyn ku keentay in Caasimada Soomaliya ee Muqdisho maalin Cad qaraxyo kala nooc ah ka dhacaan

Hadaba maxaa u sabab ah Amni xumada

1 ma jira dhamaan inta masuulka ka ah Amniga Dalka qof qibrad u leh oo horay uga soo shaqeeyey Amni

1 Taliyaha Nabad Sulgida Fahad Yasiin waligii kama soo shaqeyn Amni ama Askarnimo mana laha aqoonta uu Ka ga hortaga danbiya waxuuna xilkaa hayaa muda mana qaban shaqadii weyneed e e loo igmaday ee aheyd xoorinta iyo ka hortaga

2 Taliya Xajaar waa Taliyaha Ciidanka Boliiska waxuu horay u ahaa Milatari uma laha Aqoon Boliis waayo Militariga iyo Boliiska isku sharci maaha oo waa kala shaqo

3 Taliyaha Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir Saadiq Joon Waligii ma noqon Askari aqoona umalaha dhanka ka hortaga Weerarada mana laha qibrad aqoon ee dhanka Baariista

Taliye ku xigeenka Amniga Gobolka Banaadir Cali Yare waa shaqsi waligii arag meel looga shaqeynaayo Amni hadana waxuu masuul ka yahay magaalada ugu halista badan Aduunka

Intaa waxaa sii dheer dhalinyaro aqoon Boliis laheyn oo taliyaal ka ah Saldhigyada Boliiska Gobolka Banaadir

Intaas iyo kuwa kale oo Badan ayaa ah waxa horseedayaan Amni xumada ka jirta Muqdisho aduunka ama dhicin 4 sano in hal nooc loo fuliyo weerarada

Hadaba maxaa u sabab ah in qof aan aqoon Amni laheyn lagu aamino Dal 30 sano Amnikiisa xumaa

1 qofka Dalka Masuulka ka ah oo mar walba raadiyo shaqsi u dhaga Fudud kumana Doorta qofka aqoon iyo karti taana waxay shacabka Soomaaliyeed Dhaxal siisay Tacsi iyo Baroor joogta ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here