Maxaad ka taqaana shirkad duulimaad sheegato, lakiin alaabta dadka dhacdo.

Shirkadda magaceedu yahay fly National kuna howl gasho nidaam duulimaad ayaa ah mid caadeysatay dhicida alaabaha ay sitaan dadka safarka ah ee diyaaradda la macaamiila
Dhicidda dad weynaha ka sakow waa kuwa hab dhaqanka howl wadeena aad u liita oo af lagaadeeya dadka macaamiisha ah.
Mid kamid ah howl wadeenada warbaahinta madaxa banaan oo dhawaan socdaal shaqo ku gaaray magalada baladweyne ayaa kala kulmay howl wadeenada dhacdada ah dhicidda hantida dad weynaha kadib markii shirkaddu ka reebatay Shan dadihii markii uu weydiiyana sababta ugu falceliyeen in qaladku dhankooda ahaa balse la xalin doona
Todobaadkii labaad oo xiriir ah ayaa si joogta ah xiriir ula sameynaya howl wadeenada lakiin falcelintooda waxay ku soo biya shibatay kaliye waanu raadineyna.

Waxyaabaha cajiibka ah ee shirkaddan uu kula kulmay shaqsigan ayaa ah in dhamantooda ay ka sinaayeen cayda iyo af lagadedenta gafka ah ee lagula bareeraya .

Waxaanu halkan ku soo bandhigi doona codod muujinaya hab dhaqanka Fly National oo ah shirkad caadeysatay dhicista dadweynaha rabaabka u ah filasho wacan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here