Qoryaha diiradle-yaasha ah ee meelaha fog wax katoogta ayuu Farmaajo galabta saartay dhammaan dabaqyada u dhow Daljirka-dahsoon oo ay kamid tahay Villa Soomaaliya. Ujeeddadu waxay ahayd in berri xilliga banaanbaxa lakhaarijyo Musharrixiinta kaddibna layiraa Malaha waa Al-shabaab lkn guddi baara ayaan u saareynnaa.

Qoryahaan waxaa habeen hore Madaxtooyada geeyay gaari lagala leeyahay safaaradda Itoobiya ee Muqdisho kutaalla.

Shirqoolkan ayaa ahaa isku daygii ugu dambeeyay ee Farmaajo uga takhalusi lahaa Midowga Musharrixiinta kuwooda ugu muhiimsan ee uu uga baqayo kursiga Madaxweynaha Soomaaliya.

Ugu dambeyn Midowga Musharrixiinta waxaa lagudboon laba jid iney mid qaadaan.

1) iney isu diyaariyaan dagaal toos ah oo looga takhalusayo Farmaajo.

2) iney siyaasadda isaga baxaan dalkana uga tagaan kaligii taliyaha tabarta daran ee humbaaleynaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here