Maxakamada Soomaaliland oo Xabsi xulus ku Riday Rag Pank ku sameysay Nin Taksiilaa

0

Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee Hargeysa ayaa toddobaadkii hore hal sano oo xabsi ah ku xukuntay laba wiil oo Youtubers ah, kuwaasi oo Prank ku sameeyay nin tagsiile ah.

Nooca Prankiga ayaa ahaa nin laga soo dhigay Mayd oo lagu daadiyay dushiisa fiintoo, kadibna labada wiil ee Youtuberska ah ayaa Tagsiilaha u yeedhay kuwaaasi oo doonayay in ay saaraan ninka maydka loo eekaysiiyay, balse Tagsiilihii ayaa ka cararay, kadibna saldhiga booliska kasoo dacweeyay, iyadoo markii danbena xabsiga loo taxaabey

Maxkamadda ayaa ku eedaysay labadan wiil khalkhal gelin amni.

Inta badan ayeey dhalinyarada sameyaan dhacdaan fooosha xun ay uga dayanayaan dad kale taa oo Cabsi galisa Ama Nolo halis ah Dadka lagu sameynaayo Pankiga

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here