MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Gudoomiyaha Degmada Boondheere oo asal ahaan ka soo jeeda deeganada Galmudug ayaa xarunta  Degmada Boondheere wuxuu ku qabtay munaasabad abaal marin lagu gudoonsiinaayay Macalinka labaad ee Galmudug Daa’uud Tubaal.

Macalinka waxaa la gudoonsiiyay Faras iyo gaari Surf ah,waxaana ka muuqatay farxad aad u balaaran.

Advertisement

Masuuliyiintii ka soo qeybgashay sida Wasiirkii hore diinta iyo awqaafta Cumar Cali Rooble ,Gudoomiyaha Degmada Boondheere Maxamed Deeyoo ,Gudoomiyaha Haweenka Gobolka Banaadir Jawaaayaa Baarqad ayaa ka haldeen guusha Galmudug ka soo hoysay tartankii Maamul Goboleedyada.

” Banaadir waa anaga,Hirshabelle waa anaga,Galmudug waa anaga, ood qaadis iyo jiidis waa isla guri-geyn”ayuu yiri Gudoomiye Maxamed DeeyooWasiirkii hore ee Diinta iyo Awqaafta Cumar Cali Rooble ayaa farasta gudoonsiiyay Macalinka labaad ee Gal-Mudug

Hadaba warbixinta oo buuxda halkaan ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Universal TV:-

Previous articleMadaxweynaha Uganda oo qaabilay Taliyaha Milatariga Somalia
Next articleDowlada oo goor dhaw shaacisay qiimaha sanadkaan lagu soo xajin doono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here