Madaxweyne Farmaajo oo dagaal ugu jira sida uu mar kale ku soo noqon lahaa Madaxweynaha Soomaaliya 4 sano kale Cusub ayaa ka wado qorsho maamul Goboleyd yada isagoona madaxda Maamul Goboleydayana u balan qaaday dhaqaalo badan ay ku mareyaan Noloshooda

Farmaajo ayaa si hoose ula heshiiyey Qoor Qoor oo ka arimiya Galmudug isagoona ka dalbaday in aysan ku soo Noqon dhamaan Sanatooradii iyo Xildhibaanadii hore ee ka soo Jeeda Galmudug

Madaxweyne Farmaajo ayaa si qaas u carabaabay shaqsiyaadka uu dooneynin

Sanatoorada
1 Cabdiqeybdiid
2 Dhagdheer
3 Dhagay
4 Abshir Buqaari
Iyo dhamaa 4 kale
Halka Xildhibaanada
sidaTooska uu u diiday in ay soo noqon ayaa kala ah

1 Mahad Salaad
2 Cabdi wali Maxamed Qanyare
3 Xasan Macalin
4 Odowaa
5 Xuseen Idow iyo kuwa kale oo badan

Madaxweyne Farmaajo ayaa u arka Sanatooradii hore iyo Xildhibanad in ay yihiin kuwa qatar ku ah soo noqoshadiisa isagoona u sheegay in uu soo xulo dhalinyaro Cusub oo la jaan qaadi karo Kacaanka Cusub

Qorshahaan ayaa la sheegayaa in uu ka ogolaaday Qoor Qoor taa oo keentay in saaxiba kuwaayo horay ugu ololeya in Galmudug Madaxweyne ka noqdo

Qoor Qoor ayaa u muuqda qof aan leysku haleen karin hadba meesha hawada u socota iska raaco

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here